Farkannax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.
Farkannax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farkannax ↴
farakannax | farakannax | farakannaxsan | farakannaxsanaan | farakannaxsanaansho | fargannax | fargannax | fargannaxsan | fargannaxsanaan | fargannaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg