fargannax
(m.l)ld farkannax.
fargannax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld farkannax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fargannax ↴
fargannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld farkannaxsan.
fargannaxsanaan [m.dh]
ld farkannax-sanaan.
fargannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannax- sanaan.
farkannax [m.l]
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.
farkannax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².
farkannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
farkannaxsanaan [m.f.dh]
eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa.