farmaajo
(m.dh)Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farmaajo ↴
baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg