Farmi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.

Farmi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farmi

farmid | farmiyid | fartoomid | hafarmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg