farxin
(m.f.dh)eeg farxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxin ↴
arwaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ka farxin.
baqshiish [m.l]
Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.
baqshiish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.
qosli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka q.: cid qosol ka keenid. 2. Ka q.: cid ka farxin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg