fasahaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasahaadi ↴

fasahaadid [m.f.dh]
eeg fasahaad².

fasahaadin [m.f.dh]
eeg fasahaadi. ld fasahaadis.

fasahaadis [m.l]
ld fasahaadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg