Fasakhan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khmay, -khantay; -khmi)Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.
Fasakhan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-khnaa, -khnayd)Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasakhan ↴
fasakhmid | fasakhnaan | fasaqan | fasaqan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg