fasakho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-khday, -khatay)Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasakho ↴
fasakhasho [m.f.dh]
eeg fasakho. ld fasaqasho.
fasaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
ld fasakho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg