fasaleeti
(m.l) (-iyo, m.dh)1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasaleeti ↴
masar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti. 2. Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
safaleeti [m.l] (-tiyaal, m.l/dh)
ld fasaleeti.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg