fasilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasilan

fasilnaan [m.f.dh]
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.

fasiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg