Fatahan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)

Wax la fatahay noqosho.

Fatahan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

Wax la fatahay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fatahan

fatahmid | fatahnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg