faxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax deeq badan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faxan

faxane [m.l]
Deeq badane (Ilaah).

faxnaan [m.f.dh]
eeg faxan. ld faxnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg