Faylaggoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faylaggoo ↴
faylaggoyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg