Fededi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof in uu cabsi awgeed wax uga cararo gayeysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fededi

fededid | fededin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg