Feeraarsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feeraarsan ↴
feeraarsanaan | feeraarsanaansho | firaarsan | firaarsanaan | firaarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg