feertan
(m.l)1. Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan. 2. Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
feertan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)1. Laba qof feer ku tartamid. 2. Feer ku dagaallamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feertan ↴
feertamid [m.f.dh]
eeg feertan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg