feex
(m.dh) (-xo, m.l)(daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax¹ (3), fayiix, fiix².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feex ↴
carsaanyow [m.l]
(daaw.) Cudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fida oo ilaa meeshii uu ku dhacay la gooyo aan laga bogsoon; feex; fayiix; buro; bahalaad.
faax [m.l]
1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex.
fayiix [m.dh]
ld feex.
fayx [m.dh]
ld feex.
fiix [m.dh]
ld feex.
lafguri [m.dh]
1. Carjaw ku samaysanta xubinta taranka ee haweenka afkeeda sare marka la gudo ka dib. 2. Feex.
safeexad [m.dh] (-dyo, m.dh)
ld faseexad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg