Feeyig

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gaa, -gayd)

1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feeyig

feejig | feejigaan | feejigaansho | feejigan | feejignaan | feejignaansho | feeyigaan | feeyigaansho | feeyigan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg