Fidno
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fidno ↴
fataan | fidmad | fidmo | fidmoole | fidnad | fidnoole |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg