Fidro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fidro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg