Fiillo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Aqal weyn oo gooni u go'an oo deyd leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiillo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg