Fiilo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo. 2. (muus.) Xargaha shareerada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiilo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg