fiiqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Hoore aayar kabbasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiiqso ↴
fiiqsasho [m.f.dh]
eeg fiiqso. ld fiiqsad, fiiqsi.
horfiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof, garwade ka dhigasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg