Fiiqtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.

Fiiqtan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid. 2. Si tartiib ah caano u dhamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiqtan

fiiqtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg