Filanwaa

Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:

Dhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filanwaa

filawaa | shaamareer | shaamareer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg