Filqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filqo

filqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg