Finjil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Sabuul badar iniino ka fujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga finjil

dhildhil | finjilid | gufi | jawnsan | sikilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg