Fitaaxsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fitaaxsan

fataaxsan | fataaxsanaan | fataaxsanaansho | fitaaxsanaan | fitaaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg