Foodsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro. 2. Gabbaad. 3. ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.
Foodsaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax kafool kafool uga hor tegid. 2. Meel ku gabbasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foodsaar ↴
foodsaarid | foodshareer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg