Fooldhaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. F. ah: biyo yar oo wejiga lagu dhaqo. 2. ld fooldhiqid.

Fooldhaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -dhiqi)

U f.: cid wejiga u dhaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooldhaq

fooldhaqasho | fooldhaqo | fooldhiqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg