Foolkaano-dambaseed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(jool.) Qurubyo yaryar oo laarfa, oo badanaa leh qaab goobo, kaasoo dibadda u soo tuurtay foolkaano iyadoo dareere ah, adkaanaysana markey soo dhacdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolkaano-dambaseed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg