Foolnugul
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-glaa, -glayd)1. Wax cabsi badan ahaansho. 2. Wax xishood badanahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolnugul ↴
foolnuglaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg