Foona
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foona ↴
dhiifoonaan | dhiifoonaansho | dhirfoonaan | dhirfoonaansho | fawna | foloora |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg