Foosil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)(jool.) Hadhaaga ama raadadka ka sii muuqda raqda noole hore u jiri jirey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foosil ↴
barashada foosillada | kaarboon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg