Fooxaalli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geesinnimo been ah oo la muujiyo. 2. Cagajuglayn been ah oo la muujiyo.

Fooxaalli

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Geesinnimo been ah muujin. 2. Cagajuglayn been ah muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooxaalli

fooxaallin | fooxaalliyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg