Fowliil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.
Fowliil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fowliil ↴
fowliilid | fowriir | fowriir | fowriirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg