Fududayso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax culus fudayd ka dhigasho. 2. Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fududayso

fudaydso | fududaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg