Fududow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-daaday, -daatay)

1. Wax fudayd noqosho. 2. Wax sahal noqosho. 3. Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fududow

fududaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg