Furfur

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.

Furfur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkeeda fududayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furfur

saafid-tireed | beeg | dumi | furfurad | furfuran | furfurasho | furfurdayn | furfurdee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg