Furmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel geeddi ku nasto.
Furmo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maday, -matay)Wax furan noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furmo ↴
furmasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg