Furun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.

Furun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furun

furin | furin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg