Furux

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.

Furux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rxay, -ruxday; -rxi)

Kala f.: murgacasho. ld furxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furux

furuxsan | furuxsanaan | furuxsanaansho | furxid | furxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg