Fusho

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fusho

fushad | qafaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg