Gaadaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Haan duug ah. 2. Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg