Gaaggur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Godka shinnida malabka ku kaydsato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaggur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg