Gaalib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc fardaha orodkooda ka mid ah.

Gaalib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Faras orod aan dheerayn samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalib

gaalibid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg