Gaanni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Yaxaas lab oo dilaa ah. 2. Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.

Gaanni

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

G. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaanni

ishin | mahiigaannimo | mahiiggaannimo | mihiigaannimo | xoolo-ogaannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg