Gaaroodi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
Gaaroodi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaroodi ↴
gaaroodin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg