Gaatir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1.Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. ld gaatur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaatir

gaatiroobid | gaatirow | gaatur | gaaturoobid | gaaturow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg