Gaban
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Inan yar. 2. Deero yar oo lab ah. 3. G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹.
Gaban
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bno, m.l)1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Gabangaabsi*
Diyaar-garow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaban ↴
gibin | gibin | gifin | gifin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg